LIVE (TOOS) U DAAWO: WAREEGA 1-AAD EE DOORASHADA MAXADWEYNAHA OO SOCOTA.

Waxaa hadda hoolka codeynta ee Iskool Boliziyo ka socda wareega 1-aad ee codeynta xildhibaanada dooranaya Madax weynaha Soomaaliya. HALKAAN TOOS UGA DAAWO HOOLKA DOORASHADA OO LIVE (TOOS) AH.

Waxaa daqiiqado yar ka dib si toos ah loo bilaabayaa u codeynta Doorashada Madax weynaha Soomaaliya, iyadoo hadda xildhibaanadu qadeynayaan, kadibna toos loo bilaabayo. HALKAAN UGA DAAWO LIVE (TOOS).

  1. SNTV LIVE: TELEFISHINKA QARANKA RIIX HALKAAN

  2. UNIVERSAL LIVE:- HALKAAN RIIX 

  3. SOMALI SAT LIVE  HALKAAN KA DAAWO

%d bloggers like this: