Waxaa hadda dhamaaday codeyntii wareega hore, waxaana socda tirinta codadka musharaxiintu kala heleen wareega 1-aad ee codbixinta xildhibanada dooranaya Madax weynaha Soomaaliya. HALKAAN TOOS UGA DAAWO HOOLKA DOORASHADA OO LIVE (TOOS) AH.
Waxaa daqiiqado yar ka dib si toos ah loo bilaabayaa u codeynta Doorashada Madax weynaha Soomaaliya, iyadoo hadda xildhibaanadu qadeynayaan, kadibna toos loo bilaabayo. HALKAAN UGA DAAWO LIVE (TOOS).
-
SNTV LIVE: TELEFISHINKA QARANKA RIIX HALKAAN
-
UNIVERSAL LIVE:- HALKAAN RIIXÂ
-
SOMALI SAT LIVEÂ HALKAAN KA DAAWO
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.