DAAWO SH.SHARIF & HADALKIISI
Shariif Sh. Axmed, Madax weynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Soomaaliya oo khudbad uu ka jeediyay Madasha ay ka dhaceysay Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya caawa ka sheegay inuu ku qanacsan yahay natiijada.DAAWO HADALKII UU HALKAAS KA YIRI.
Sheekh Shariif waxa uu sheegay inuu ku qanacasn yahay Doorashadii dhacady iyo sidii ay u dhacday ee codadka loo dhiibtay uuna u hogaansan yahay natiijada Doorashada maanta dhacday isagoo xusay inuu madaxweynaha cusub markasta diyaar ula yahay wax kasta oo uu uga baahdo uuna la-shaqeyn doono.
Sheekh Shariif ayaa isla goobtii doorashada ka dhacday wuxuu madaxweynaha cusub ku wareejiyey talada iyo masuuliyadda ciidamada kala duwan ee qaranka oo uu faray in wixii xilligaas ka dambeeya aysan ka amar qaadan Shariif Sh. Axmed oo ay amarka ka qaadanayaan madaxweynaha cusub Xasan Sh. Maxamuud.
Daawo Khdubadii ugu dambeysay ee uu jeediyey Sh. Shariif
Halkaan ka daawo Dhaarintii iyo khudbadii madaxweynaha cusub Xasan Sheekh
[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4OqOgA width=”480″ height=”340″]DAAWO NATIIJO KU DHAWAAQIDII DOORASHADA EE MADAXWEYNIHII HORE IYO MADAXWEYNAHA CUSUB
[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4OrEgA width=”480″ height=”340″]SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: M-Saadaq |
You must be logged in to post a comment.