Gudoonka doorashada ayaa daqiiqada kahor ku dhawaaqay in ay heleen waraaqo tanaasulid ah oo ay soo gudbiyeen sadex musharrax oo iyagu ku jiray musharaxiintii u tartamaysay xilka madaxweynaha Soomaaliya. HOOS KA AKHRI MAGACYADA MUSHARIXIINTA TANAASULAY
Waxaa waraaqahoodii tanaasulitaanka u gudbiyay guddiga doorashada sadex musharax oo kala ah:-
- Xuseen Khaliif Jaamac
- Bashiir Nuur Bidaar
- C/raxmaan c/shakuur
Waxaa hadda tartanka madaxtinimada isugu soo haray 22 musharrax.
Sidoo kale Xildhibaanadii horay loo diiday ee ay Maxkamadda ogolaatay ayaa ladhaariyay oo kamid noqday xildhibaannada rasmiga ah.
Wixii soo kordha dib kala soco……..
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.