Advertisements

DAAWO/DHEGAYSO: Khudbooyinkii Farmaajo, Sh. Shariif, C/weli Gaas, Salaad C/ Jeelle iyo kuwa kale.

HOOS KA DAAWO/DHEGEYSO KHUDBADAHA OO COD AMA VIDEO AH

Halkaan ka akhri Continue reading

Advertisements

DAAWO SAWIRRADA MAGAALADA KISMAAYO.

Magaalada Kismaayo oo ah caasimadda gobolka Jubada Hoose oo beryahan noqotay meel ay ku hardamayaan gacan ku haynteeda ciidamada dowladda Soomaaliya, Amisom, Kenya iyo Ethiopia, iyadoo ay imminka gacan aan xooganeyn ku hayaan kooxda Al-Shabaab, ayaa xaaladeeda hada waxaa ay tahay mid aan wanaagsaneyn oo bad iyo barriba laga taagan yahay. HOOS KA DAAWO SAWIRRA FARA BADAN
Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in doorashada ay u dhaceyso si caddaalad ah.

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya ay ku dhici doonto qaab cadaalad ah, oo aan ku jirin mugdi sida uu hadalka u dhigay. Continue reading

Musharraxiinta oo maanta khudbado ka jeedin doona Baarlamanka Soomaaliya.

Toban ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha dalka ayaa maanta  Barnaamijkooda siyaasadeed u sharraxi doona Xildhibaanada Baarlamanka, iyagoo ka hor jeedin doono qudbado ay ku muujinayaan waxa ay qaban doonaan mustaqbalka haddii ay xilka ku guuleeystaan. Continue reading

Q.M. oo xildhibaanada Baarlamanka u sheegtay in ay ka fogaadaan Laaluush qaadasho.

Qaramada Midoobay ayaa ku boorrisay xubnaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya in ay la yimaadaan isbedello muuqda, si dalka looga samatabixiyo xaaladda adag, isla markaana iska ilaaliyaan waxyaabaha keeni kara Musuqmaasuqa. Continue reading

Maamulka Puntland oo soo bandhigay Maleeshiyaad ka soo goostay Al-Shabaabka Galgala.

C/Jamaal Cismaan Maxamed oo ah ku-xigeenka Waaxda Amniga ee Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta soo bandhigay laba Wiil oo dhalinyaro ah oo ka soo goostay ururka Al-Shabaab ee ku dhuumaalaysanaya buuralayda Galgala ee gobolka Bari. Continue reading

%d bloggers like this: