Kooxda Al-Shabaab oo Kismaayo kusoo bandhigay hub iyo gaari dagaal oo ay ka qabsadeen ciidamada Kenya.

Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay hub kala duwan iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ciidamada Kenya uga qabsadeen dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay deegaanada Jubada Hoose. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

%d bloggers like this: