Filed under: Muqdisho | Comments Off on Musharaxiinta Somaliya: waxaan deeq-bixiyayaasha ka codsaneynaa in midkiiba $10-kun doolar lasoo gaaraan.
Musharaxiinta Somaliya: waxaan deeq-bixiyayaasha ka codsaneynaa in midkiiba $10-kun doolar lasoo gaaraan.
Posted on September 6, 2012 by SomaliSwiss
Somalia: Zero Tolerance to Female Circumcision.
Posted on September 6, 2012 by SomaliSwiss
Female Genital Mutilation (FGM) has to end in Somalia according to the new constitution, which is set also to end eight years of political transition.
SomaliSwiss online news   (06.09.2012)
Continue reading
Filed under: Elias Adam | Comments Off on Somalia: Zero Tolerance to Female Circumcision.
Kooxda Al-Shabaab oo Kismaayo kusoo bandhigay hub iyo gaari dagaal oo ay ka qabsadeen ciidamada Kenya.
Posted on September 6, 2012 by SomaliSwiss
Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay hub kala duwan iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ciidamada Kenya uga qabsadeen dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay deegaanada Jubada Hoose. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxda Al-Shabaab oo Kismaayo kusoo bandhigay hub iyo gaari dagaal oo ay ka qabsadeen ciidamada Kenya.
Madaxweyne Shariif oo wareegto uu soo saaray degmooyin ugu magacaabay Gobolka Galgaduud.
Posted on September 6, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed ayaa wareegtooyin uu soo saaray waxaa uu degmooyin ugu magacaabay illaa 4 degmo oo ka tirsan Gobolka Galgaduud. HOOS KA AKHRI MAGACYADA DEGMOOYINKA Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo wareegto uu soo saaray degmooyin ugu magacaabay Gobolka Galgaduud.
Liiska magacyada 25-ka Musharax ee u taagan xilka madaxweyne-nimada dalka Soomaaliya.
Posted on September 6, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa maanta lasoo geba-gabeeyay qabashada araajidii murashaxiinta doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, iyadoo ay Araajidooda soo gudbiyeen 25 murashaxiintii dooneysay in ay xilkaas qabtaan, sida ay ku dhawaaqeen guddiga qaban qaabada doorashada. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Liiska magacyada 25-ka Musharax ee u taagan xilka madaxweyne-nimada dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.