Mo Farah – London – Men’s 5000m VIDEO

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

DAAWO QABASHADII MAGAALADA MARKA.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Waqooyi Suudaan oo gebi ahaanba joojisay Lacagihii Shilin Soomaaliga ee ay u daabacaysey dawladda Soomaaliya.

Dowladda Waqooyi Suudaan ayaa si rasmi ah faraha uga qaadday Daabacaad ay ku samayneysey Lacagaha Shilinka Soomaaliga oo ay horey Heshiis ugu kala saxiixdeen labada wadan. Continue reading

Liiska Murashaxiinta buuxiyay Shuruudihii xilka Madaxweyne oo maanta lashaaciyey intii soo buuxisay.

Guddiga doorashada madaxweynaha Somalia ayaa maanta shaaciyay magacyada murashaxiin buuxiyay shuruudihii looga baahnaa kuwaasoo ka mid ah 37 xubnood oo illaa iyo hadda gudbiyay araajidooda. Continue reading

Guddiga Doorashada oo rajo wanaagsan ka muujiyay hab-socodka doorashada Madaxtinimada dalka.

Afhayeenka Guddiga doorashada ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in doorashada madaxtinimada dalka ay u dhacdo si wanaagsan oo nidaam ah.

Xildhibaan Cismaan Libaax oo ah Afhayeenka guddiga doorashada madaxtinimada dalka warbaahinta Continue reading

%d bloggers like this: