HAMBALYO HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO.

TAHNIYAD DHALASHO

Halkaan ka akhri

Annagoo kala ah Tifaftiraha guud ee SomaliSwiss Mohamed Saadaq, Tifaaftiraha iyo Qoraaga weyn Axmed Dhicisow, Madaxa Radio SomaliSwiss Musfaf Goobdoon, Tifaftiraha webka Saafifilms Jibriil Mohamad Jibriil, Tifaftiraha Markacadey, C/qani Baa iyo dhammaan Qorayaasha, Weriyeyaasha iyo bahda warbaahinta SomaliSwiss Media, Saafifilms iyo Markacadey waxay Hambalyo diiran u dirayaan, Webmaster-ka SomaliSwiss Media Ing. Yuusuf Ahmed Garabey oo uu Habeen hore Wiil ugu dhashay magaalada London ee dalka Ingiriiska, wiilkaas oo loo bixiyey Mascuud Yuusuf, waxaanu leenahay soo barbaar oo noqo wiilkii Diintiisa, Dalkiisa iyo Dadkiisa anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin.

%d bloggers like this: