Australian accused of funding private Somali army.

United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a “private army” for the president of Somalia‘s semi-autonomous Puntland region. Continue reading

DHAGAX-BUUR HEES 2012 BY: NIMCA DAREEN.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Minnesota: Somali Danes seek American spirit.

MINNEAPOLIS — A delegation of six young Somali Danes, two Swedes and one Norwegian visited the American city of Minneapolis last week to break bread with their Somali immigrant counterparts and learn how this city has integrated them into civic and economic life. Minneapolis boasts the largest Somali population outside of Africa and became a haven for them when the country broke into civil war in the early 1990s. Continue reading

HAMBALYO HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO.

TAHNIYAD DHALASHO

Halkaan ka akhri Continue reading

Afhayeenka ciidamada AMISOM oo sheegay in ciidamada ay dhinac walba ka joogaan magaalada Kismaayo.

Waxaa isa-soo tarayaa oo marba marka ka danbeysa ay sii xoogeysanayaan dagaalada ka socda gobolka Jubada hoose ee u dhaxeeya ciidamada isgarabsanaya iyo kuwa Al-Shabaab, waxaana AMISOM ay sheegtay in Kismaayo ay ku dhowyihiin. Continue reading

Al-Shabaab oo dhalinyaro ku toogatay degmada Baraawe.

Kooxda Al-Shabaab ayaa shalay fagaare ku yaala degmada Baraawe waxaa ay ku toogteen labo wiil oo dhalinbyaro ah, kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay basaassiin u ahaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Continue reading

Taliyaha ciidamada Militeriga Soomaaliya oo sheegay in Saacadaha soo socda ay la wareegi doonaan Kismaayo.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed ayaa sheegay in la filan karo in saacadaha  soo socda  ay ciidamada qalabka sida ee Soomaliya gudaha u galaan Magaalada Kismaayo kadib markii ay la wareegeen goobo kaabiga ku haya Magaaladaasi, xilli gudaha magaaladasina ay banneeyeen malleshiyaadkii Shabaab ee muddo gacanta ku hayay magaaladaasi. Continue reading

Musharrixiin u tartamayay xilka madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay tanaasuleen.

Musharixiin caan ah oo gaaraya illaa 11 oo horey u shaaciyey in ay u tartamayaan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa markale sheegay in ay ka tanasuleen musharaxnimadooda. HOOS KA AKHRI MAGACYADA MUSHARRIXIINTA TANAASUSHAY Continue reading

%d bloggers like this: