Taliyaha Ciidamada AMISOM oo sheegay in ay qabsadeen deegaanka Miido ee G/Jubbada Hoose…

Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen. Gutti  ayaa sheegay in ciidamadooda ay gacanta ku dhigeen deegaanka Miido ee gobolka Jubbada hoose oo 25-km u jirta degmada Afmadow halkaasoo ay ka dhaceen dagaallo xooggan labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Continue reading

Aas Qaran oo Maanta Ra’isal wasaarihii hore ee Ethiopia loogu sameeyay magaalada Addis Ababa.

Waxaa magaalada Addis Ababa ka socda Munaasabad ballaaran oo Aas Qaran loogu sameynayo Ra’isal wasaarihii hore ee Ethiopia Meles Zanaawi, waxaa saakay ku sugan magaalada  Addis Abada Madax kala duwan oo ka qeyb galaya munaasabadda Aaskaasi, waxaana ka mid ah Madaxweynaha dowlada Soomaliya Sh. Shariif Sh Axmed.
Continue reading

%d bloggers like this: