Advertisements

Saraakiil ka tirsan dowladda oo sheegay in magaalada Kismaayo ay kula wareegi doonaan muddo todobaad ah.

Saraakaal Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Aaga hore  magaalada Kismaayo ee Gobollada Jubbooyinka ayaa shaaca ka qaaday in muddo todobaad ah ay magaalada Kismaayo guud ahaanba ka saari doonaan Malleeshiyada kooxda Al-Shabaab xilli ay horjoogayaasha kooxdaasi cabsi aawgeed u faarujiyeen Kismaayo. Continue reading

Advertisements

C/RAXMAAN FAROOLE: Meles Zenawi Kama dhiman Itoobiya kaliya ee Soomaaliya ayuu si gaar ah uga dhintay.

Telefishinka dalka Itoobiya ayaa laga sii daayay C/raxmaan Faroole oo TV-ga ka jeedinaya Farriin Soomaalida Fajac iyo layaab ku noqotay, halka dadka Itoobiyaanka ah fahmi waayaan ujeedka uu ka lahaa. HOOS KA DHEGEYSO HADALKII FAROOLE SOMALI-AMXARI. Continue reading

Hogaamiyaashii Kooxaha oo la siiyay Waraaqadaha Aqoonsiga Xildhibaanimo Maantana la Dhaarin doono.

Maxkmadda sare ee dalka ayaa shalay go’aamisay in 15-Xubnood oo u badnaa Hogaamiyaashii Kooxaha Soomaaliya ay kamid noqdaan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, markii sida maxkamadu sheegtay lagu waayay wax dambi ah. HOOS KA AKHRI MAGACYADA Continue reading

Gen. Samatar oo lagu xakumay inuu Gabood fal ku kacay xilligii Kacaanku ka talinayay dalka Soomaaliya.

Gen. Maxamed Cali Samatar oo ahaa Masuul sare oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii Kacaanka ee Siyaad Barre ayay maxkamad ku taalla Gobolka Fairfax ee dalka Mareykanku ku xukuntay in waqtigii uu xilka hayay ku kacay dambiyo gabood fal ah.

Continue reading

Judge awards $21 million in torture lawsuit against former Somali prime minister Ali Samantar.

McLEAN, Va. — A U.S. judge on Tuesday awarded $21 million to seven people who sued a former prime minister of Somalia now living in Virginia, claiming he tortured and killed his own people more than two decades ago. Continue reading

ETHIOPIA: Looking For The Exit In Somalia.

August 28, 2012: Kenyan forces in Somalia still say they intend to launch an assault on the port of Kismayo. August, however, is almost over and August was supposed to be the month of the big attack on the Al Shabaab-held seaport. Kenyan naval forces have launched several gunfire attacks over the last three weeks. Continue reading

Somali parliament elects new speaker.

Former cabinet minister Mohamed Osman Jawaari was elected speaker of Somalia‘s parliament by a majority vote on Tuesday to lay the groundwork for a new government in the war-torn Horn of Africa country. Continue reading

%d bloggers like this: