Advertisements

Kooxda Al-Shabaab oo sheegtay in diyaarad dagaal ay kasoo rideen dowladda Kenya.

Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay waxaa ay sheegteen in ay soo rideen mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya, iyadoo ay dagaalo aad u culus ka soconayaan qeybo kamid ah Jubbooyinka. Continue reading

Advertisements

Shariif Sakiin iyo C/Weli Gaas oo madax ka tirsan dowladda Kenya shir xasaasi ah kula yeeshay Nairobi.

Wakiilo ka socday Shariif Sakiin iyo C/weli Gaas  ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir xasaasi ahaa kula yeeshay madax  ka tirsan dowlada Kenya oo lasheegay in looga hadlayey arrimaha doorashada madaxtinimada Soomaaliya. Continue reading

Guddiga Doorashada oo Maanta go’aamiyay in 10 September ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Xubnihii Gudiga ahaa ee Shalay loo dhaariyay in ay soo diyaariyaan Doorashada Madaxweynaha ayaa go’aamiyay Maalinta sida Rasmiga ah ay u dhacayso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: