TA troops help secure future for Somalia.

TA troops from Northern Ireland have been helping bring stability to Somalia by training African soldiers due to be deployed there. (VIDEO) Continue reading

Xildhibaano cusub oo Maanta la dhaariyay.

Shirka Baarlamanka Soomaaliya ee ka dhacay dugsiga tabarka General Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dhaariyay xubno cusub oo ka mid noqonaya baarlamanka Soomaaliya, kuwaasi oo ahaa kuwa aan horay loo dhaarin. HOOS KA AKHRI MAGACYADA Continue reading

Kulankii Baarlamanka oo Maanta lagu doortay Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Cusub Somaliya.

Kulan ay ka qaybgaleen xidlhibaano gaaraya ilaa 204 oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu doortay guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban 16-xubnood, kuwaasoo guddoomiye uu u yahay Jen. Muuse Xasan Cabdulle oo ahaa guddoomiyihii KMG Baarlamaanka Soomaaliya. HOOS KA AKHRI MAGACYADA Continue reading

Raila Odinga: “Al-Shabab waxaa ay doonayaan in shacabka Kenya ay u kala qeybiyaan Muslimiin iyo Kirishtanâ€.

Ra’isal wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta ay ka dambeeyaan qalalaasaha iyo rabshadaha ka soconaya magaalada Labaad ee ugu weyn dalka Kenya ee Mombasa oo maalmihii la soo dhaafay ay rabshado ka jireen. Continue reading

Saraakiil ka tirsan dowladda oo sheegay in magaalada Kismaayo ay kula wareegi doonaan muddo todobaad ah.

Saraakaal Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Aaga hore  magaalada Kismaayo ee Gobollada Jubbooyinka ayaa shaaca ka qaaday in muddo todobaad ah ay magaalada Kismaayo guud ahaanba ka saari doonaan Malleeshiyada kooxda Al-Shabaab xilli ay horjoogayaasha kooxdaasi cabsi aawgeed u faarujiyeen Kismaayo. Continue reading

%d bloggers like this: