Advertisements

C/RAXMAAN FAROOLE: Meles Zenawi Kama dhiman Itoobiya kaliya ee Soomaaliya ayuu si gaar ah uga dhintay.

Telefishinka dalka Itoobiya ayaa laga sii daayay C/raxmaan Faroole oo TV-ga ka jeedinaya Farriin Soomaalida Fajac iyo layaab ku noqotay, halka dadka Itoobiyaanka ah fahmi waayaan ujeedka uu ka lahaa. HOOS KA DHEGEYSO HADALKII FAROOLE SOMALI-AMXARI. Continue reading

Advertisements

Hogaamiyaashii Kooxaha oo la siiyay Waraaqadaha Aqoonsiga Xildhibaanimo Maantana la Dhaarin doono.

Maxkmadda sare ee dalka ayaa shalay goā€™aamisay in 15-Xubnood oo u badnaa Hogaamiyaashii Kooxaha Soomaaliya ay kamid noqdaan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, markii sida maxkamadu sheegtay lagu waayay wax dambi ah. HOOS KA AKHRI MAGACYADA Continue reading

Gen. Samatar oo lagu xakumay inuu Gabood fal ku kacay xilligii Kacaanku ka talinayay dalka Soomaaliya.

Gen. Maxamed Cali Samatar oo ahaa Masuul sare oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii Kacaanka ee Siyaad Barre ayay maxkamad ku taalla Gobolka Fairfax ee dalka Mareykanku ku xukuntay in waqtigii uu xilka hayay ku kacay dambiyo gabood fal ah.

Continue reading

%d bloggers like this: