Wareysi: Shariif Xasan oo ka xumaaday guusha Prof. Jawaari iyo C/weli oo u Hambalyeeyay.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa shegay in uu dadaal badan sameeyay si uu ugu soo boxo jagada gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Cali Khaliif Galeyr, balse si kale ay wax u dhacday. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIYADA

Sidoo kale Ra’isal wasaare C/wali M. Cali Gaas ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay guusha loogu doortay xilka gudoomiyenimada Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, waxaana uu intaasi ku daray in doorashadaasi ay aheyd mid si xalaal ah u dhacday, isla markaana sheegay Prof. Jawaari in uu yahay in aqoon yahan ah isla markaana kasoo shaqeeyay dowladdii Kacaanka.

AMA HALKAN AALADA KALE KU DHAGEYSO WAREYSIYADA SHARIIF XASSAN IYO C/WELI GAAS

Source: VOA Somali

%d bloggers like this: