Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya.

Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, kadib markii ay wada tanaasuleen xubnihii latartamayay..

Wareegii ugu dambeeyay intii aad laqaaday ayaa gudoomiyihii KMG Baarlamanka waxaa uu ku dhawaaqay in uu gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ee rasmiga ah in uu yahay Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaar.

Sidoo kale waxaa la sheegay in dhowaan lasoo magacaabi doono kuxigeenada.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: