Advertisements

Daawo muuqaalka iyo Magacyada Meelaha ugu caansan Marko, Shalaambood, Ceel-wareegow, Buufoow iyo …

Akhristeyaasha sharafta leh ee shabakadda SomaliSwiss waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaalka Sawirrada meelaha caanka ah  ee Marko, Shalaambod, C/wareegow, Buufoow, Gandaawi iyo Meelo kale.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRO FARA BADAN OO MUUQAAL KALIYA AH OO LAHAYN FAAH FAAHIN IYO MAGACYO  Ama Hoos daawo muuqaalka iyo magacyada 40 Sawir oo ah meelaha ugu caansan gobolkaas.

Akhristeyaal SomaliSwiss waxay halkaan idiin soo gudbineysaa Muuqaalka Sawirrada meelaha caanka ah  ee Gobolka Sh/Hoose sida :- Marka, Shalaambood, Ceel-wareegow, Buufoow, Gandaawi iyo Meelo kale, Sawiradaan waxaa qaaday oo aan uga mahad celinaynaa Radiyaha Telefishinka Qaranka Soomaaliya.

SomaliSwiss Marko

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: