Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
McLEAN, Va. — A U.S. judge on Tuesday awarded $21 million to seven people who sued a former prime minister of Somalia now living in Virginia, claiming he tortured and killed his own people more than two decades ago. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Judge awards $21 million in torture lawsuit against former Somali prime minister Ali Samantar.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
August 28, 2012: Kenyan forces in Somalia still say they intend to launch an assault on the port of Kismayo. August, however, is almost over and August was supposed to be the month of the big attack on the Al Shabaab-held seaport. Kenyan naval forces have launched several gunfire attacks over the last three weeks. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on ETHIOPIA: Looking For The Exit In Somalia.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Former cabinet minister Mohamed Osman Jawaari was elected speaker of Somalia‘s parliament by a majority vote on Tuesday to lay the groundwork for a new government in the war-torn Horn of Africa country. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Somali parliament elects new speaker.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa shegay in uu dadaal badan sameeyay si uu ugu soo boxo jagada gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Cali Khaliif Galeyr, balse si kale ay wax u dhacday. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIYADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Wareysi: Shariif Xasan oo ka xumaaday guusha Prof. Jawaari iyo C/weli oo u Hambalyeeyay.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Akhristeyaasha sharafta leh ee shabakadda SomaliSwiss waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaalka Sawirrada meelaha caanka ah ee Marko, Shalaambod, C/wareegow, Buufoow, Gandaawi iyo Meelo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Marko, Sawirrada | Comments Off on Daawo muuqaalka iyo Magacyada Meelaha ugu caansan Marko, Shalaambood, Ceel-wareegow, Buufoow iyo …
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Prof Maxamed Cismaan Jawaari wuxuu dhashay 1945, wuxuuna ku dhashay degmada Afgooye, wuxuu registration ka qaaday degmada Buurhakaba, wuxuu ka baxay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, waa Khabiir taqasusyo badan soo sameeyay xagga shareecada Islaamka iyo law-ga ‘comprehensive Law’ waa nin ka soo shaqeeyay dhowr dastuur oo Soomaaliya lahayd laga soo bilaabo 1960-kii. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on MAXAAD KA TAQAAN TAARIIKHDA Prof. JAWAARI.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss

Like this:
Like Loading...
Filed under: Marko, Sawirrada | Comments Off on Daawo Sawiradii ugu horeeyay ee laga soo qaado magaalada Marka, tan iyo intii ay haysteen Al-Shabaab.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa gordhow la soo gabagabeeyay wareegii Labaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo uu ku guulestay Xildhibaan Jeylaani Nuur Iikar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | Comments Off on Xildhibaan Jeylaani Nuur Iikar oo loo doortay inuu noqdo Gudoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
‘Geedo Fadde iyo Geedo ay Badan?’ Maah maahdan oo aan ka soo xigtay nin u dhashay beelaha Digil iyo Mirifle ayaa micnaha u jeedada ka danbeysa laga dareemi karaa su’aal ah ‘qofka Geedo doonka ah iyo Geedaha yaa badan?’. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Faallo-Maqaal | Comments Off on SHARIIF SAKIIN OO HABAR SHIISH KU DHIMATAY. (FALLO)
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, kadib markii ay wada tanaasuleen xubnihii latartamayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa goordhow lagu dhawaaqay Natiijada wareega koobaad waxaana loo gudbayaa wareega sadexaad, waxaa laga booday wareegii labaad kadib markii ay musharixiinta qaar tanaasuleen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wareegii ugu dambeeyay oo ay isugu soo hareen Prof. Jawaari iyo Cali Khaliif, mudanayaal tanaasulay.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Wareegii koobaad ee cod bixinta ayaa hada soo dhamaatay, Tirinta codadkii loo qaadayay Musharxiinta u tartamaya Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya ayaa socota, waxana lagu wadaa in goordhaw ay bilaabato sida loo kala helay codadka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wareegii ugu horreeyay ee cod bixinta oo dhammaaday iyo Codadkii ay kala heleen Musharraxiinta gudoonka Baarlamanka Soomaaliya.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa goordhaw Buuq daqiiqado kooban uu ka dhacay xarunta akadeemiyada Generaal Kaahiye oo ah halka ay ku shirsanyihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw lagu wado in ay doortaan Gudoonka cusub ee Baarlamanka iyo ku xigeenadiisa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ilaalada khaaska ah ee C/Wali Gaas iyo Shariif Xasan oo laga saaray xarunta doorashada gudoonka Baarlamanka.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa iminka si toos ah u bilowday doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka, iyadoo ugu horayn lagu furay ayaadaha Quraanka Kariimka ah, kadib waxaa la akhriyay Liiska xildhibanada ka soo qeyb galay codeynta, waxaa la arkayaa qaar kamid ah musharraxinta oo bilabay in ay si hoos hoos ah ula hadlaan xildhibaanada taageersan ee ay doonayaan in ay u cadeyaan. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIYADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Doorashada gudoonka Baarlamanka oo billaabatay iyo wareysi aan la yeelanay qaar kamid h Musharrixiinta.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Xildhibaanada  Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codenaya Goddoonka cusub ee Barlamaanka iyadoo xildhibaannadu ay ku sii qulqulayan madasha ay ka dhaceyso Doorashada waxaana sidoo kale ka hor inta doorashadu bilaaban la filayaa in la dhaariyo xubno ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamanka oo maanta u codeynaya guddoonka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray ciidamada Qalbaka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom guulahii ay ka gaareen howlgalada ay ka wadaan gobollada dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo hambalyo dhiiri gelin ah u diray Ciidamada Guulihii ay ka gaareen Gobolka Sh/Hoose.
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Syria is getting out of control. With the Bashar Al-Assad regime collapsing, it is dragging the entire region into this collapse. Bombs rocked Turkey; there is growing violence in Lebanon… If the current situation goes on like this much longer, Syria will most likely turn into a second Somalia in the heart of the Middle East. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Will Israel Pursue Same Policy In Syria As Ethiopia’s In Somalia?
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Markiiba waxaa soo muuqanaya in xilligii kala Guurku u muuqdo mid isku bedelaya isbahaysiyo Siyaasadeed waxaana Isbaheysiyadaas ugu Tunka Roon  Madaxweynihii Xiligiisii dhamaaday Shiikh Shariif Sheikh Axmed iyo Guddoomiyihii isaguna Xilkiisii dhamaaday Shariif Xasan Sheikh Aadan, wuxuuna mid walba uu doonayaa inuu kan kale Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Habar – Shiish yey ku dhiman doontaa Labada Shariif ?
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Bandhig cunto oo lagu qabtey magaalada Skien ee dalkaas Norway ayaa waxaa la sheegay in dadkii ka soo qeyb galay ay si aad iyo aad ah ay uga heleen dhadhanka iyo macaanka cuntada Soomaalida iyadoona halkaas saf loo soo galey cuntadaas Soomaalida. HOOS KA DAAWO VIDEO Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Norway | Comments Off on Soomaalida Norway oo ku guuleysatay Bandhiga dhaqameed lagu qabtey Magaalada Skien
Posted on August 28, 2012 by SomaliSwiss
Maanta oo Talaada ah ayaa la filayaa in madaxweynaha dalka Masar Mohamed Mursi in uu socdaal ku gaaro dalka China, kaas oo ujeedadiisa ugu weyn ay tahay in heshiisyo wax tar leh ay kala saxiixdaan labada dawladood. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Madaxweynaha dalka Masar Mohamed Mursi oo la filayo in uu socdaal ku tago wadanka China.
You must be logged in to post a comment.