Advertisements

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo gacanta ku dhigay magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay  guud ahaan gacan ku heynta magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saakay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka waday deegaano hoos taga magaalada Marka ayaa ugu danbeyn gacanta ku dhigay magaalada Marka waxaana haatan ciidamadu ka dhex wadaan xaafadaha magaaladasi howlgalo ammaanka lagu xaqiiijinayo.

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Marka ayaa Caleemo qoyan iyo sacab ay ku soo dhaweyay ciidamada iyagoo aad ugu faraxsan soo gaaridooda mar hadii iminka ay ka bexeen gacantii cadawga Alqaacidada ee in dhawaalaba dhibaatada ku hayay.

SomaliSwiss Marka

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: