Gabdho Soomaaliyeed oo Turkiga loo geeyay waxbarasho oo la soo qabtay iyagoo tahriib ah.

Gabdho Soomaaliyeed oo wadanka Turkiga loo geeyay in ay yihiin arday ayaa laga soo qabtay guri ay ku dhuumanayeen oo ay leyihiin dadka wax tahriibiya si loogu dhoofiyo wadamada Yurub. HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Ciidamada Police-ka dalka Turkiga ayaa soo qabtay illaa 5 gabdhood oo lagu qarinayay guri ku yaalla degmo lagu magacaabo FATIH oo ka tirsan magaaladda Istanbul, kuwaas oo lashegay in ay sugayeen in loo qaado goobaha xuduuda ee looga tabaabo wadamada Yurub.

Gabdhahan oo laweydiiyay sababaha ay ugu xareysnaayeen gurigaasi ayaa waxaa ay sheegeen in rag Muqalasiin ama kuwa wax tahriibiya ah ay u sheegen in ay geynayaan dalka Ingiriiska, isla markaana ay lacago fara badan ka qaateen.

HALKAN KA AKHRI WARKAN OO AF TURKI AH

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: