Advertisements

UN representative to Somalia concerned by slow political transition, wants deadlines met.

The U.N. representative to Somalia said he is “deeply concerned by the ongoing delays” in choosing all the 275 members of parliament who will select a new Somali president. Continue reading

Advertisements

Gabdho Soomaaliyeed oo Turkiga loo geeyay waxbarasho oo la soo qabtay iyagoo tahriib ah.

Gabdho Soomaaliyeed oo wadanka Turkiga loo geeyay in ay yihiin arday ayaa laga soo qabtay guri ay ku dhuumanayeen oo ay leyihiin dadka wax tahriibiya si loogu dhoofiyo wadamada Yurub. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Tartanka xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo ay isugu soo hareen 5 Musharrax.

Tartama yaasha gudoonka baarlamanka iyo kuxigennadiisa ayaa maanta hortagay Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya oo ay ka hor aqriyeen qorshayaashooda marka xilalkaasi loo doorto kadib kulan ay maanta Mudanayaasha Baarlamaanku ku yeesheen magaalada Muqdisho. Continue reading

Faroole oo Farta lagu wada fiiqay! Q: 2AAD

Akhriste, inta aadan qormada aqrin, fadlan bal Daawo Muuqaalkan ku jira link-gan hoose, si aad u ogaato qodobo dhawr ah, dabadeed qaabka aad doonto u fasiro una qaado. Daawasho wacan. Sii Akhri qormada ama Daawo Video-gaan Hoose:- FAROOLE HALKA UU DHIGAY PUNTLAND. Continue reading

Shil Baabuur oo khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay agagaarka Buundada Ansalooti ee Magaalada Muqdisho.

Shil Baabuur oo khasaare geystay ayaa wuxuu maanta ka dhacay agagaaarka buundadaa Ansalooti oo ku taala degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ka dib markii uu halkaas shil ku galay gaari xamuul ah. Continue reading

Madaxweyne Shariif oo sheegay in go’aanka dadkii ay soo celiyeen guddiga farsamada ay leedahay Maxkamadda Sare.

Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay Shaaca ka qaaday in Maxkamadda Sare ee Dalka ay leedahay go’aanka ugu dambeeya ee xubnihii ay soo celiyeen gudiga farsamada. Continue reading

%d bloggers like this: