Wariyihii ugu caansanaa Universal-TV oo kasoo muuqday shaashadda taleefishinka Somali-Channel.

Waxaa si lama filaan ah shaashadda Taleefishinka Somali-Channel mar qura kasoo muuqday Wariye Ridwaan Xaaji Cabdiweli, kaas oo kamid ahaa wariyeyaasha caanka ah ee ka shaqeynayay Universal-TV. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Wariye Ridwan X. Cabdi waxaa uu ahaa wariye ku caam baxay soo tabinta wararka TV-ga Universal iyo barnaamijyada ugu caansan ee taleefishinkaasi.

Lama oga sababta keentay xiligan in uu warye Ridwan kasoo muuqdo shaashadda Taleefishinka Somali-Channel.

HALKAN KA DAAWO WARIYE RIDWAAN OO SOMALI CHANNEL KA HADLAYA

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: