Dozens killed in US-led drone strike in southern Somalia.

Dozens of people have been killed in an attack carried out by a US assassination drone in southern Somalia, Press TV reports. The attack, which took place in the strategically important port city of Kismayo on Friday, claimed over 37 lives and injured dozens. Continue reading

Wariyihii ugu caansanaa Universal-TV oo kasoo muuqday shaashadda taleefishinka Somali-Channel.

Waxaa si lama filaan ah shaashadda Taleefishinka Somali-Channel mar qura kasoo muuqday Wariye Ridwaan Xaaji Cabdiweli, kaas oo kamid ahaa wariyeyaasha caanka ah ee ka shaqeynayay Universal-TV. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Cayaaryahanka Mo Faarax oo mataano loo dhalay.

Orodyahanka caanka ah ee dhowaan ku guuleeystay labada billadood ee dahabka ah Mohamed Faarax ayaa ku dhaawaqay in laba gabdhood oo mataano ah ay u dhasheen maanta. Continue reading

Guddiga doorashada gudoonka Baarlamaanka oo shaaciyey in Doorashada Gudoomiyaha ay dhaceyso 28-ka Agosto.

Xildhibaan Cusmaan Libaax oo ah Afhayeenka Gudiga doorashada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey in doorashada gudoonka baarlamaanka oo lagu waday inay dhacdo maalinta berri ah ee 26-ka Bishan uu dib u dhac ku yimid, lana qaban doono maalinta Talaadada ee 28-da Bishan. Continue reading

Taliska Booliiska degmada Afgooye oo Warbaahinta u sheegay in degmadaas laga soo qabqabtay koox ka tirsan Al-Shabaab.

Warbixin ay soo saareen Saraakiisha ciidamada ammaanka dowladda ee ku sugan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in ciidamadu ay saacadihii ugu dambeeyay ay soo qabqabteen Maleeshiye ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey degmada Afgooye iyo deegaanada hoos taga. Continue reading

%d bloggers like this: