Guddoomiyaha xiriirka guud ee ururrada Suxufiyiinta Afrika, ahna Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinya Qaranka Soomaaliyeed Cumar Faaruuq Cusmaan, oo haatan jooga dalka Ghana ayaa sheegay inay Madaxweynaha dalkaas, John Mahama, ay kala hadleen sidii madaxda ururka Midowga Afrika ay u oggolaan lahaayeen xeer lagu ilaalinayo suxufiyiinta qaaradda Afrika. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinya Qaranka Soomaaliyeed oo madaxweynaha Ghana kala hadlay arrimo kala duwan.
You must be logged in to post a comment.