Ethiopian People: It’s Opportunity For Change After Dictator Meles Zenawi Dies.

Ethiopia’s leadership should demonstrate. The 21 years of Meles Zenawi’s rule were characterised by ever-increasing repression and widespread human rights violations, “It should release the scores of political prisoners who are unlawfully detained and make clear that the transition will result in a meaningful opening of political space.†MORE PICTURES INSIDE FOR HIS HIS COFFIN Continue reading

Booqashadii wafdiga beesha caalamka ee Muqdisho oo xalay wax ka bedeshay Jawigii ololaha siyaasadda Soomaaliya.

Dhaq dhaqaaqii ololaha iyo musharaxiinta Soomaaliya ayaa xalay mar qura is badelay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, markii uu soo idlaaday shir dheer oo Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku dhex maray safiirada beesha Caalamka iyo madaxda iyo odayaasha beesha Hawiye. WARBIXIN & XOG HOOSE Continue reading

AMISOM oo UN-ka iyo AU-da u diray dacwad ka dhan ah Labada Shariif iyo C/weli oo lagu eedeeyay in ay hubey nayaan maleeshiyaad u gooniya.

Taliska AMISOM ayaa waraqad cabasho ah oo ay u direen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika waxay uga cawdeen Shariif Sakiin, C/weli Gaas iyo Sheikh Shariif oo ay ku ashtakeeyeen in ay si gooniya musharax nimadooda uga faa’ideysanayaan awooda xafiisyada ay joogaan. Continue reading

Shariif Sakiin iyo C/Weli Gaas oo si wada jir ah Warqad ashtako ah ugu diray Banki-Moon iyo dowladda Mareykanka.

C/weli Gaas iyo Shariif Sakiin ayaa  si wada jir ah warqad ashtakeyn iyo cabasho aheyd ugu qoray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki-Moon iyo Waaxda Arrimaha dibadda dalka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. WARBIXIN HOOSE Continue reading

%d bloggers like this: