Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Heestii Shumey By: Aweys Khamiis & Madiina C/Cali.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on BAXSANOW CALANKEYGOW – HEES WADANI CUSUB 2012 BY: HODAN AFRIKA.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Kulankii labaad oo ay manta isugu yimaadeen Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod buuxa waxaa ay ku ansixiyeen gudiga doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. HOOS KA AKHRI MAGACYADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka oo ansixiyay Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Somali Islamist Al-Shabab hailed on Tuesday the death of Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi as an “historic day” and said Ethiopia, which has troops inside Somalia, would now crumble. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Somalia’s Islamist Al-Shabab hail Ethiopia PM Meles’ death.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Sii-hayaha Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, Jen. Muuse Xasan Cabdulle ayaa maanta la kulmay safiirro ka socday dalalka Yurub iyo Mareykanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shariif Sh. Axmed iyo Gudoonka KMG Baarlamanka oo maanta la kulmay safiirro ka socday dalalka Yurub iyo Mareykanka.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has died at the age of 57, state media say, after weeks of speculation about his health. Mr Meles was admitted to hospital in July. The nature of his condition has not been made public. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Breaking News: Ethiopian Prime Minster Meles Zenawi dies after illness.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Warar ay soo saareen QM, iyo dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay dhaarinta xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay tahay guul la gaaray, sidoo kale dowladda Mareykanka  sheegtay inaysan u dulqaadanayn cid walba oo isku dayda inay carqaladeyso howlaha siyaasadeed ee Soomaaliay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka iyo Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyay Baarlamanka cusub ee uu yeeshay dalka Soomaaliya.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Guddoonka KMG ah ee Baarlamanka Soomaliya Gen Muuse Xasan C/lle ayaa dhawaaqay in 26-ka bishan ay dhici doonto doorashada Afhayeenka cusub ee Barlamaanka iyo ku xigeennadiisa, wuxuuna ugu baaqay musharixiinta in laga bilaabo maanta ay soo gudbiyaan araajidooda la xiriirta musharaxnimadooda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Waqtiga doorashada Afhayeenka Baarlamanka oo uu ku dhawaaqay Guddoonka KMG Gen Muuse Xasan C/lle.
Posted on August 21, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaarihii dalka Ethiopia Meles Zenawi ayaa waxaa maanta si rasmi ah loo shaaciyey in uu dhintay, kadib markii in muddo ah la qarinayey xaaladda Caafimaadkiisa, Meles ayaa ku dhintay 57 jir, wuxuuna u dhintay ayaa la leeyahay Cudurka Kansarka, sida ay sheegeen warbaahinta wadankiisa ayadoo muddo todobaadyo ah  la hadalhayey xaaladiisa nolol iyo geeri. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhimashada Ra’isal wasaarihii dalka Ethiopia oo si rasmi ah loo shaaciyey, kadib markii in mudda ah la qarinayey xaaladdiisa caafimaad.
You must be logged in to post a comment.