Xildhibaano cusub oo xalay lagu dhawaaqay.

Guddiga Farsamada Dhamaystirka xubnaha Baarlamanka Cusub ku howlan ayaa xalay soo bandhigay Liis ay ku qornaayeen 18-Xubnood oo kaliya kuwaas oo ka kala yimaadeen Beelaha Hawiye, Beesha Shanaad iyo Dir.

Xildhibaanadan oo ka maqnaa tirada 275-Xildhibaan waxay tirada ka dhigayaan 220-Xildhibaan, iyadoo ay wali dhiman yihiin 60-Xildhibaan oo aan wali la soo gudbin kuwaasoo la filayo in saacadaha soo socda maanta ama bari la soo gudbiyo.

Magacyada xildhibaanada Cusub ee Maanta la magacaabay waxay yihiin sidan:-

  • DIR

1. Axmed Xuseen Xasan
2. Caddow Maxamed Faarax
3. Maxamed Ismaciil Barkhadle

  • BEESHA SHANAAD

4. Mohamed Warsame Mohamed
5. Saaqa Aden Mohamed
6. Tahliil Abdi Mohamed
7. C/llahi Colaad Rooble
8. Maryan Aweys Jama
9. Maxamed Cumar Maxamud
10. Maxamed Cumar Caymow

  • HAWIYE

11.  Xalimo Xasan Cumar
12.  Nuur Maxamed Xuseen
13.  Maryan Cariif Qaasim

Weli waxaa naga maqan oo aan nasoo gaarin magacyada 5 xildhibaan kale. Fadlan goordhow naga filo

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: