Madaxdii Musuq Maasuqa oo maanta mar kale ku dhaartay in aysan weli dhergin oo ay sii joogi doonaan 4 Sano oo kale.

Dhammaan kooxdii  Musuq maasuqa, hanti uruursiga iyo wax isdaba marinta  dalka Soomaaliya ee dhowaan lagu sheegay 3 warbixinood oo kala duwanaa oo soo baxay bilihii ina dhaafay ayaa mar kale maanta kuwada dhaartay inaysan weli dhergin, marka laga reebo Sheikh Shariif oo aan weli dhaaran. HOOS KA FIIRI SAWIRADOODA

Kooxdaas ayaa maanta ku biiray baarlamaanka cusub ee ladhaariyey, marka laga reebo sheikh shariif iyagoo kitaabka gacanta wada saaray kuna dhaartay in ay sii joogi doonaan 4 sano oo kale si ay u dhameys tiraan howlihii qabyada ka ahaaa.

HALKAAN HOOSE KA FIIRI SAWIRADOODA

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADII XAFLADDA XILDHIBANADA CUSUB  OO DHAN LAGU DHAARIYEY.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: