Advertisements

Muslimiinta wadanka Switzerland oo si weyn u Ciiday Munaasabadda maalinta Ciidul Fidriga.

Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa Maanta Axad ah waxaa si isku mid ah looga wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo kuwa ay Islaamka ku yar yihiinba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed, waxaa ayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh looga wada Ciiday dalka oo ay ugu horreyso caasimada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA Continue reading

Advertisements

Faroole oo sheegay in Soomaaliya ay ka go’ayaan haddii madaxda sare ee dalka loo doorto dad Puntland diid ah.

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole oo maanta boqolaal shacab ah magaalada Garowe kula tukaday salaadii Ciidul-fitriga garoonka kubada cagta ee Mire Aware ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa oo uu jeediyay  waxaa uu  ku hajnabay in hadii  dowladda dhalan doonta ay madax ka noqdaan dad Federal diid ah ay ka tashan doonaan  reer Puntland in ay Soomaaliya inteeda kale ka sii mid noqdaan iyo in kale. HOOS KA DHAGEYSO KHUDBADA Continue reading

Sheikh Shariif oo xabsiyada Muqdisho ka sii daayay Maxaabiis badan oo isugu jirta Al-Shabaab, Tuugo, iyo Gacan-ku-dhiiglayaal.

Madaxweyne Shariif ayaa caawa xabsiyada Muqdisho kasii daayay dhamaan maxaabiistii ku xirneyd xabsiga dhexe ee Muqdisho, kuwaas oo uu cafis u fidiyay munaasabadda Ciida awgeed ayaa isugu jiray Al-Shabaab, Tuugo, iyo Gacan-ku-dhiiglayaal. Continue reading

%d bloggers like this: