Advertisements

4 Ugandan army helicopters go missing.

Emergency teams searched for two Ugandan army helicopters feared to have crashed in thick forest in Kenya while flying to Somalia to support forces fighting insurgents there, officials said. Continue reading

Advertisements

Dowladda Kenya oo xaqiijisay burburka Afar diyaaradood oo ay Uganda u soo dirtay wadanka Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay waaxda duulista dalka Kenya oo laguna magacabo Bogita OngeriĀ  ayaa xaqiijiyay in ay burbur xoogleh soo gaareen illaa Afar diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ahaa iyo ciidamdii saarnaa oo laga leeyahay dalka Uganda. Continue reading

Gudoomiyaha guddiga xulista xildhibaanada oo sheegay in ay gebagebo mareyso xulista xubanaha Baarlamanka.

Golaha Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku howlan xulista Mudanayaasha ka mid noqonaya Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlaha xulista xildhibaannada iyagoo ka digay caqabad ka timaada dhinaca Siyaasiyiinta. Continue reading

Baadari Kenyan ah oo xalay lagu dilay degmada Mandheere ee Gobolka Waqooyiga Bari ee Kenya.

Waxaa bartamaha magaalada Mandheera ee dalka Kenya ay xalay Kooxo bastoolado ku hubeysan ku dileen baadari Kenyan ah, waxaana muran oo warar kala duwan ah ay sheegayaan halka uu ka yimid baadariga la dilay. Continue reading

%d bloggers like this: