Soomaalida UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay ciyaartoyda walaalaha Jabuuti iyo Soomaaliya.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK ayaa xaflad soo dhaweyn iyo casho sharaf isugu jirta si wada jir ah ugu sameeyay ciyaartoyda walaalaha labada dal ee Jabuuti iyo Soomaaliya. HOOS KA DAAWO HADALADII   CIYARTOYDA IYO MADAX KALE.

Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ay ka soo wada qeyb galeen dhammaan ciyaartoyda Soomaaliya iyo Jabuuti ee tartanka Olombikada dalka Ingiriiska ayaa sidoo kale lagu casuumay Wafdiyo iyo marti sharaf ka socotay bahda Sportiga labada dal, xafladdaas oo lagu qabtay magaalada Manchester ee dalka UK.

HALKAAN KA DAAWO WAREYSIYADA CIYAARTOYDA IYO HADALADII MADAXDA ISBOORTIGA JABUUTI IYO SOOMAALIYA

[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4DKGAA width=”480″ height=”340″]

DAAWO MO FARAH OO SHALAY MAR LABAAD GUUL SOO HOOYAY. (Video of Brilliant Mohamed Farah surges to golden double)

[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4DKcAA width=”480″ height=”340″]

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: