Daawo Sawirra kale oo kamid ah sida loo soo dhoweyay Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Shacabka Muqdisho oo ku dhaartay in ay sii wadayaan mudaaharaadyada isdaba joogga ah in uu madaxweyne ka noqonayo Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), taageerayaasha mid kamid ah ayaa hadalkaasi sheegay, waxaa rasaas lagu furay shacabkii taageerayay Farmaajo, Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa lagu dhaawacay, kadib markii askar ka tirsaneyd ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ay rasaas ku fureen dadweyne wadooyinka Muqdisho ku sameynayay dibadbax lagu soo dhoweynayey Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta gaaray Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRA BADAN

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: