Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
MOGADISHU, Somalia — With passable English and a number of bodyguards, a Kurdish businessman walks the ruined streets of Mogadishu, the capital of Somalia, conducting his daily business. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Kurdish Businessman Gives Glimpse of Life in Mogadishu.
Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
MOGADISHUÂ Aug 9 – At least eight Somali government troops were killed when a remote-controlled bomb hit their vehicle in Mogadishu, officials said on Thursday, highlighting lingering security risks less than two weeks before the U.N.-backed government’s mandate ends. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bomb kills 8 Somali soldiers in Mogadishu.
Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
R/wasaarihi hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falal toogasho iyo Dhibaateyn dhaawac ah oo maanta ay ku dhaqaaqeen ilaalada madaxtooyada oo rasaas ku furay maanta Shacab Soomaaliyeed oo dareenkooda mujinayay. HOOS KA FIIRI SAWIRKA TAAGEERAHA LADILAY. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Farmaajo oo si weyn u cambaareyey kuwii maleegay weerar Dhimasha iyo dhaawac sababay oo lagu qaaday maanta Taageera yaashiisa.
Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
Shacabka Muqdisho oo ku dhaartay in ay sii wadayaan mudaaharaadyada isdaba joogga ah in uu madaxweyne ka noqonayo Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), taageerayaasha mid kamid ah ayaa hadalkaasi sheegay, waxaa rasaas lagu furay shacabkii taageerayay Farmaajo, Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa lagu dhaawacay, kadib markii askar ka tirsaneyd ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ay rasaas ku fureen dadweyne wadooyinka Muqdisho ku sameynayay dibadbax lagu soo dhoweynayey Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta gaaray Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRA BADAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Daawo Sawirra kale oo kamid ah sida loo soo dhoweyay Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).
Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
Hal qof ayaa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay markii askar ka tirsaneyd ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ay rasaas ku fureen dadweyne wadooyinka Muqdisho ku sameynayay dibad bax lagu soo dhoweynayey Maxamed C/llaahi Farmaajo, R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta gaaray Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dibadbaxyo lagu soo dhaweynayo Dr.Farmaajo oo maalintii Labaad Muqdisho ka socda iyo madaxtooyada oo Dil iyo risaas ku jawaabtey.
Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
Gawaari Kolonyo ah oo galbineesay qaar ka tirsan maamulka dowlada Soomaaliya ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa qarax miino lagula eegtay xalay xili ay marayeen afaafka hore ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ka dhashay khasaaro lixaad leh. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax xooggaan oo xalay lala beegsaday Maamulka Gobolka Sh/ dhexe oo ka dhashay khasaaro lixaad leh.
Posted on August 9, 2012 by SomaliSwiss
Maxkamad ku talla dalka kenya ayaa waxay soo bandhigtay magacyada dad soomaali ah oo gaaraya 7 qof, kuwaas oo ay ku xukuntay 20 sano oo xarig ah.
Joyce Gandani oo ah Qaadiga maxkamadaas ayaa sheegay in 7 qof ee soomaalida ah ee la maxkamadeeyay ay soo qabteen ciidamada badda dowladda Denmark sanadkii 2009ka, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamad ku taalla dalka Kenya oo 7 qof oo Soomaali ah ku xukuntay 20 sano.