Madaxii Laanta af Soomaaliga ee BBC-da Yusuf Garaad ayaa sheegay inuu ka ruqseystay shaqadii BBC World Service, isla markaana dib ugu laabanayo dalkii hooyo si uu uga qeyb qaato xasilintiisa iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.
Madaxii Laanta Soomaaliga Yusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in 20 sano ka dib, in uu maanta ka ruqseystay shaqadii BBC World Service, isla markaana dib ugu laabanayo dalkii hooyo si uu uga qeyb qaato xasilintiisa iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya. Yusuf Garaad waxaa uu ku dhashay Mogadishu Bishii June 1960-kii, HALKAN KASII AKHRII TAARIIKHDA YUSUF GARAAD
SomaliSwiss London
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.