Cabdikariim Xasan Jaamac, oo wasiir hore kasoo noqday dowladda KMG Soomaaliya ayaa beeniyay in uu lug ku leeyahay war-murtiyeeka maanta ka soo baxay saxiixayaasha roadmap-ka oo magaciisa lagu xusay. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA
War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in heshiis laga gaaray soo xulista xubnaha baarlamaanka ee ka imanaya Sool iyo Sanaag, isla markaana uu Cabdikariim qeyb ka yahay heshiiska.
C/kariin wuxuu VOA u sheegay inuusan arrintaasi lug kulahayn, sidoo kalena isaga shirka uu ka saaray C/raxmaan Faroole, madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland.
HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA
Source: VOA Somali
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.