New Roxbury center aims to bridge gap between US, Somalia.

Creating a community and building bridges are just a few of the goals of the recently opened Madaal Center for Youth in Roxbury.

The center, located in the basement of the African Community Economic Development of New England on John Eliot Square, Continue reading

Parents, government urged to collaborate for sake of Somali diaspora.

Canada must give young Somali Canadians more opportunities to succeed or they will remain at high risk of being recruited into extremist organizations and gangs, two ministers from the independent government of Puntland in northeast Somalia said. Continue reading

Red Emperor confirms oil shows at Somalia well

Red Emperor Resources has confirmed. that the Shabeel North well in Puntland, Somalia, has penetrated a 50-metre gross section of upper Jesomma sands with oil shows. Continue reading

Soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaanka & Sida uu Rasuulka (CSW) uu ugu dadaali jiray Bisha Ramadaan.

Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa kalmado kooban oo kusaabsan soo dhawaynta bisha ramadaan, anago rajaynayna inuu Allaah nagu anfaco sawaabkana nawaafajiyo, nagana dhigo kuwii laga aqbalo soonkooda iyo salaadoona, naartana looga xoreeyo anaga iyo waalidkeenba.. aamin. Continue reading

Ra’isal Wasaaraha KMG Soomaaliya oo maanta booqday Xarunta uu Shirka uga socdo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

Ra’isal Wasaaraha KMG Somaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada iyo Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee QM. Mr Peter Declerq ayaa maanta ku booqday Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed xarunta uu shirku uga socdo ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Madaxweyne Shariif oo ka qeyb galay Xaflad loogu magac daray TIIRAANYO-BIXIN oo ka dhacday Muqdisho.

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo madax ka tirsan dowladda ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loogu magac daray tiiraanyo bixin oo lagu qabtay Hotelka City Place ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo Dowladda iyo Odayaasha ugu baaqay inay Tixgeliyaan Saamiga Haweenka ay ku leeyihiin Hoggaaminta Siyaasadda Dalka.

Shir ay haweenka Soomaaliyeed ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kasoo saareen warsaxaafadeed ay uga Codsanayaan Dowladda KMG ah iyo odayaasha dhaqanka inay tixigeliyaan saamiga ay ku leeyihiin hoggaaminta dalka oo ahayd 30% ah. Continue reading

Sh. Shariif: Warbixinta waxaa qoray Matt Bryden oo aan dalka ka ceyriyay, sababtoo ah.. Bryden: Sh. Shariif Qodob UN-ka ayuu jebiyay, Markuu iga mamnuucay Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif ayaa maanta si kulul uga jawaabay, warbixintii dhowaan ay shaaciyeen Guddiga Qaramada Midoobay ee Monitoring Group oo ku eedeysay in ay hanti lunsadeen, wuxuuna sheegay in ninka xiriiriyaha u ah ay hore isugu dhaceen, warbixintaasina aysan wax ka jirin, halka Bryden ku eedeeyaya Sh. Shariif inuu jebiyay qodob qaramada midoobay markii uu saxiixay warqad looga mamnuucay dalka Soomaaliya. DHEGAYSO HADALKA LABADA NIN Continue reading

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha oo Dagmooyin loogu Aqoonsaday deegaanno ka tirsan gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa dagmooyin loogu aqoonsaday deegaanno ka tirsan gobollada Hiiraan, Sh/Hoose, Sh/Dhexe iyo J/Hoose. HOOS KA AKHRI MAGACYADA DEGMOOYINKA Continue reading

Mahiga: Madaxweyne Shariif isaga ayaa laga rabaa in uu cadeyma keeno, isla markaana kahortago waxa lagu eedeeyay.

Ergayga gaarka ah ee Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Augastine Mahiga oo ka hadlay warbixina guddiga dabagalka QM ee eedeeyneysa madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Gollaha Amaanka uu si rasmi ah u helayo warbixinta berito. HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA Continue reading

Kooxda Soomaaliya uga qeybgalaysa cayaaraha olombikada adduunka ee London oo gaaray wadanka UK.

Waxaa Saakay kasoo degay garoonka diyaaraha magaalada London kooxda dalka Soomaaliya uga qeybgalaysa cayaaraha Olombikada adduunka oo ay weheliyaan madax katirsan Guddiga Oombigga Soomaaliyeed. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Ka ganacsiga E-Passport (Ma Ogtahay Baasaboorka cusub inaad ku heleyso shuruud la’aan) ku qori karto Magaca qof dhintay oo caan ah, sida Cusaama Bin Ladin.

Weligaa maku fikirtay, Baasaboorka cusub ee Soomaaliya ayaa lagu heli karaa su’aal la’aan, laguna qoran karaa magac kasta oo beena, xitaa qof lagu ogaa inuu dhintay, taasi waa suurta gal haddii aad lacag bixiso, haka cabsoon in fara lagaa qaado ama lagu hubiyo, sababtoo ah dantooda maaha madaxda iska leh shirkada samaynaysa, sida Shariif Sakiin, Gen Gaafow, Danjire Shiikheey, madax kale oo caan ah iyo Ganacsato, sirtaas waxaa fashilay  warbixintii UN- Contact Group. Continue reading

Dagaal Culus oo Baardheere ku dhexmaraya ciidamada Soomaaliya, kuwa Kenya iyo kooxda Al-Shabaab.

Dagaallo Culus oo geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay  ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay shalay ka dhaceen dagaallo culus oo khasaare badan geystay. Continue reading

Qaar ka mid ah Bankiyada Qarsoon ee la dhigo lacagaha ay dhacaan Hogaamiye yaasha Maafiyada Soomaaliya.

Soomaalida shaki ugama jirin, in Shariifyada iyo saaxiibadood ay ku mashquuleen sidii ay u kala qeybsan lahaayeen hantida shacabka, laakiin cadeyn looma hayn halka ay ku qarsadaan,  nasiib wanaag waa la kashifay, sida ku cad warbixin faah faahsan oo ka soo baxday Guddiga Qaramada Midoobay ee nabadgelyada iyo Cunaqabateynta Hubka  u qaabilsan Somaliya “UN Monitoring Groupâ€. Continue reading

UN: Sanctions needed on Somali leaders.

Corrupt leaders in war-ravaged Somalia should face immediate Security Council sanctions, a UN report said, stressing that 70% of state revenues were stolen or squandered. Continue reading

Ciyaartoyda dalka Soomaaliya uga qeyb galeysa tartanka Olombikada London oo maanta ka ambabaxay Muqdisho.

Waxaa Maanta ka ambabaxay garoonka Diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee magaalada Muqdisho Zamzam Farah iyo Mohamed Hassan oo ah ciyaartoyda dalka Soomaaliya uga qeyb galeyso cayaaraha Olympikada ee dhowaan ka furmaya magaalada London ee wadanka Ingiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Ra’isal Wasaare Gaas oo ka qeybgalay Xaflad ay soo agaasimeen Ururka Dhalinyaradda ka hortaga Qabyaaladda.

Ra’isal Wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Dr. Cabdiweli Gaas ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Ururka Dhalinyaradda ee La dagaalanka Qabyaaladda (Anti-Tribalism). Taas oo lagu muujinayay dhibaatooyinka ay leedahay Qabyaaladda. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE Continue reading

Ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom oo qarka u saaran in ay galaan magaalada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Amisom oo iskaashanaya ayaa kusii siqaya magaalada Marka oo ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaaan, iysdoo maleeshiyaadka Al-shabaab-na ay bilaabeen in ay isaga baxaan. Continue reading

Shacabka magaalada Muqdisho iyo Dowladda oo maanta ku howlan sidii loo soo dhaweyn lahaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka WadankaTurkiga.

Waxaa xalay ilaa saakay ka socday magaalada Muqdisho  qaban-qaabo lagu soo dhaweynayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Bekir Buzdag oo maanta booqashadii saddexaad ku imaanaya Soomaaliya. Continue reading

Weerar gaadma ah oo ka dhacay deegaanka Libooyo oo lagu dilay Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Kenya.

War naga soo gaaray degmada Dhoobley ayaa sheegaya in  Saddex Sarkaal oo ka tirsan saraakiisha Ciidanka Booliiska Kenya lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay deegaankaasi oo ku dhow soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo la sheegay in kooxihii weerarka fuliyay ay baxsadeen. Continue reading

Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isu soo dhiibay ciidamada ku sugan gobolka Jubbada Hoose.

Sarkaal sare oo ka tirsan malleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa lasheegay in uu isu soo dhiibay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee howlgallada ka wada deegaanno ka mid ah gobolka Jubbada Hoose. Continue reading

Taariikh nololeedka wasiirki hore ee ganacsiga Somalia Dr. Maxamud Cabdi Garweyne.

Waxaan halkan idinku heynaa Taariikh nololeed kooban ee wasiirki hore ganacsiga Soomaaliya, Dr. Maxamuud Cabdi Ibrahim (Garweyne) oo lagu dilay qarax miino gudaha magaalada Muqdisho. HOOS KA AKHRI TAARIIKHDA Continue reading

Car bomb kills ex-minister in Somali capital.

A car bomb went off in Somalia‘s capital Mogadishu, killing a former trade minister and wounding six other people, officials said. The Somali armed group al-Shabab claimed responsibility for Monday’s explosion, which targeted former minister and MP Mohamud Abdi Ibrahim. (VIDEO) Continue reading

Eritrea reduces support for Al-Shabaab UN report.

ADDIS ABABA, July 16 – Eritrea has reduced its support for the al Qaeda-allied al Shabaab militant group in Somalia under international pressure, but still violates U.N. Security Council resolutions and remains a destabilising influence, a U.N. report says. Continue reading

Jaaliyadaha Beelaha Saransoor oo cambaareyay isla markaana ka tacsiyadeeyay qarixii Maanta lagu dilay Allaha u naxariistee Marxuum Maxamud C/ Ibraahim Garweyne.

Jaaliyadaha Beelaha Saransoor iyo Karanle ee ku dhaqan gudaha iyo dibadda dalka Soomaaliya ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray umadda Soomaaliyeed, Eheladii, Qaraabadii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne, Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Warshadaha oo qarax lagu dilay magaalada Muqdisho, waxayna jaaliyadahaasi cambaareyn dusha uga tuureen dhagar qabayaashii ka dambeeyay falkaasi wuxuushnimada ahaa. Continue reading

Dowladda KMG Soomaaliya oo ka tacsiyeysay Geeridii Xildhibaan Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne.

TACSI QARAN: Muqdisho, July, 16, 2011 —— Ra’isal Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, Qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna Alle uga baryay inuu Janadii Fardowsa geeyo Marxuun Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne oo maanta Qarax miino kula geeriyooday magaalada Muqdisho. Continue reading

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Dhammaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee ku dhaqan dalka Switzerland waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan  Umadda Soomaaliyeed, Ehelladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdi Garweyne Continue reading

Qarax uu ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka KMG Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa mid aad u  xoogan ayaa ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walaxa qarxa, waxaana gaarigaas la socday Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Bani’aadanimada Maxamuud Cabdi Garweyne, isla markaana waa uu ku geeriyooday, iyadoo sidoo kale la sheegayo in halkaas ay ku dhaawacmeen qaar kale oo Ilaaladiisa ahaa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. Continue reading

Shir-madaxeedka Wadamada Afrika oo maanta la soo gabagabeynaya iyo Madaxweyne Sh. Shariif oo kulmay madax ka tirsan Afrika.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kulamo gooni gooni ah kula yeeshay madax ka kala socotay wadamada caalamka, gaar ahaan dowladaha Afrika ayadoo dhanka kalena la filayo in maanta magaaladaasi lagu soo gebagebeeyo shir madaxeedka Midowga Afrika ee shalay halkaasi ka furmay. (SAWIRO) Continue reading

The hunt for the white widow

In the feverish atmosphere of Kenya’s war on terror, rumours abound as to the whereabouts of Samantha Lewthwaite, the Muslim convert from Aylesbury who is on the run after a foiled bomb plot. Mike Pflanz reports from Mombasa. Continue reading

%d bloggers like this: