Posted on July 25, 2012 by SomaliSwiss
Warbixin ay soo diyaariyeen guddi gaar ah oo ka tirsan Q,MÂ ayaa waxay ku sheegeen in diyaaradaha dagaalka ee kaligood is wada ee Maraykanku leeyahay ay carqalad ku noqdeen hawada Soomaaliya isla markaana ay qal qaliyeen diyaaradaha kale ee isticmaala hawada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Q/M oo Mareykanka ku eedeysay in Diyaaradaha duuliye la’aanta ah carqalad ku yihiin Hawada Soomaaliya.
Posted on July 25, 2012 by SomaliSwiss

Waxaa Maanta soo gaaray Xarunta ay ku shirsan yihiin ergada ansixin doonta dastuurka qabyada ah ee ka socdo School Polizio, Masuuliyiin fara badan oo isugu jiray Soomaali iyo Ajnabi, kuwaas oo halkaas ka jeediyay qudbado.
DHEGAYSO KHUDBADDII SH. SHARIIF KA JEEDIYAY. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Ergada Dastuurka Ansixineysay oo maanta furmay iyo khudbado halkaas laga jeediyay.
Posted on July 25, 2012 by SomaliSwiss
Maxaad kala socotaa ama ka maqashay xaaladda nololeed iyo midda wax barasho ee Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax- barashada loogu qaaday, Sidee loola dhaqmaa? Maxay cunaan, Maxay bartaan, Maxaa ka maqan oo ay dareemayaan, mise jiraan dhibaatooyin haysta oo ay fahamsan yihiin?
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA IYO WAREYSIGA ARDAYDAAS IYO VIDEO DHEER OO LAGA SOO DUUBAY. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Istanbul, Turkey Ankara | Comments Off on WAA SIDEE XAALADDA NOLOLEED IYO TAN WAXBARASHO EE ARDAYDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIGA
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Meles Zenawi, the Ethiopian prime minister, is in a “critical” condition in hospital in Brussels and may not survive, according to diplomatic sources. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Meles Zenawi, Ethiopian prime minister, ‘critical’ in Brussels hospital.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
MOGADISHU — The head of Somalia’s corruption-riddled government said Monday he expects to be re-selected as president of the war-torn Horn of Africa nation when his current mandate expires next month. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somali president ‘very confident’ of new term.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xaamud ayaa saxaafadda u sheegay in Taliska Ciidamada AMISOM ay diyaariyeen ciidammadii ilaalin lahaa goobta uu ka dhacayo shirka lagu ansixinayo dastuurka, sidoo kalena ay ilaalin doonaan goobaha kale ee shirarka lagu qabanayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka ciidamada AMISOM oo sheegay in Taliska Amisom ay diyaariyeen ciidammadii sugi lahaa amniga Shirka Ansixinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan mushahar iyo qalab ciidan ay siin doonto ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe, kadib markii maamulka Ahlu Sunna ay ku biireen dowladda, halkii ay markii hore ka ahaayeen urur madax banaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb oo sheegay in dowladda KMG ah ay siin doonto dhawaan mushaar joogta ah ciidamadii la qarameeyey ee Ahlu Sunna.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. Augstina Mahiga, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa shalay kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mahiga iyo Ra’isal wasaaraha oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka.
Posted on July 23, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweye Shariif Sheikh Axmed ayaa ku tilmaamay war ka soo yeeray saxiixayaasha Road-Map-ka, war aan sal iyo raad laheyn eedeymo ay siyaasiyiinta qaarkood u jeediyeen saxiixayaasha, iyadoo dhanka kalena uu rajo ka muujiyey in waqtiga kooban ee dowladda u haray lagu dhameystirayo howlaha ka harsan marxaladda kala guurka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo beeniyay eedeeymo loo soo jeediyay saxiixayaasha Road-Map-ka.
Posted on July 23, 2012 by SomaliSwiss
Madaxda kooxda Monitoring Group ee ay Qaramada Midoobay u xilsaartay la socoshada cunaqabateynada hubka iyo la socoshada dhaqaalaaha ee dalalka Soomaaliya iyo Eritrea Matthew Bryden ayaa lagu eedeeyay in uu olole ugu jiro kala qeybinta dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda kooxda Monitoring Group ee Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay in ay olole ugu jiraan kala qeybinta dalka Soomaaliya.
Posted on July 23, 2012 by SomaliSwiss
Taliska Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegay inay si taxaddar leh uga hor tageyso weeraro kooxda Al-Shabaab ka fuliyan Muqdisho inta uu socdo shirka ansixinta dastuurka oo manta furmaya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska Ciidamada Nabad Sugidda oo sheegay in ay adkeynayaan ammaanka magaalada Muqdisho inta uu socdo shirka ansixinta dastuurka.
Posted on July 23, 2012 by SomaliSwiss
War uu noo soo diray Wariyaheenna ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta lagu waday in magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirweynihii lagu Ansixin lahaa Dastuurka Cusub ee Soomaaliya uu markii saddexaad maanta dib u dhac uu ku yimid, iyadoo dib u dhaca lagu sheegay inuu yahay mid farsamo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirweynaha Ansixinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya oo berri si Rasmi ah uga furmi doono magaalada Muqdisho.
Posted on July 22, 2012 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidammo ka wada tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iska-horimaad ku dhexmaray maanta oo Axad ah waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana isku dhacaas ku ku dhimatay Qof haweeney ah, waxaana ku dhaawacmay laba qof oo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamo kawada tirsan dowladda oo uu iska horimaad ku dhexmaray Wadada Makka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho.
Posted on July 22, 2012 by SomaliSwiss
Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo dhulka ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la howlgalin doono Diyaaradda Soomaali Airline iyadoona dhanka kale sheegtay in ay wado qorsho lagu mamnuucayo gaadiidka duuga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka oo shaaca ka qaaday in ay howlgalin doonta Diyaaradda Soomaali Airline.
Posted on July 22, 2012 by SomaliSwiss
Howlgallo iyo Dhaq dhaqaqyo meleteri oo xoog leh ayaa 3-dii maalmood ee ugu dambeysay ka socday gobollada Gedo iyo Jubbooyinka kadib markii ay ciidamada qalabka sida soo buuxiyeen duleedka degmada Baardhere ee gobolka Gedo.
Jamaal Xasan Sareey oo ah Taliyaha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa Warbaahinta u sheegay in degmada Baardheere ay kaabiga ku hayan, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaabiga u saaran magaalooyinka Kismaayo iyo Baardheere.
Posted on July 22, 2012 by SomaliSwiss
Interpol is to issue a worldwide arrest warrant for fugitive British terror suspect Samantha Lewthwaite after police discovered vital new evidence on a computer left in her Kenyan hideout.
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on White widow (Al-Shabab’s Cash Machine) put on world’s ‘most wanted’ list , Police find her computer with new clues.
Posted on July 22, 2012 by SomaliSwiss
Dahabshiil, the remittance company in East Africa has dismissed hackers’ claims that Dahabshiil is linked to terrorists organizations like Al Shabab in Southern Somalia. The company, which has clients in Somalia, Ethiopia, South Sudan, Kenya, Eritrea, Djibouti and other countries said that it has launched an investigation into the breach.AKHRI SOMALI or Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Monitoring Desk | Comments Off on Dahabshiil admits privacy breach, but dismisses ‘Anonymous’ claims for terrorism charges.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Cusbitaalada Caruurta ee magaalada Zürich ee dalka Switzerland ayaa talo ku soo jeediyey in aan la gudin ilmaha yar yar ee wiilasha dalkaas ku dhasha.
Waxay ku taliyeen in Baarlamaanku arrintaas qiimeeyo, isla markaana loo qaado go’aan la mid ah mid ay hore u gaartey dowladda Jarmalka oo sheegayay in aan la Gudi karin ilmaga Gabar iyo Wiil midkii uu noqdaba, taas oo ka Careeysiisay Jaaliyadaha Muslimiinta ah iyo kuwa Yuhuuda ee ku dhaqan dalka Switzerland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Zurich Swiss | Comments Off on Cusbitaalada Caruurta Switzerland oo olole ugu jira sharci laga soo saaro inaan Wiilasha lagudin dalkaas.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa maanta gudaha u galay Dugsi ama Mowlac ay ka buuxaan ilmo yaryar oo lugaha looga xiray Silsilado, oo ku yaala xaafadda Waxar Cadde ee degmada Huriwaa, kaas oo lagu sheegay in ay gacanta ku hayaan kooxa Al-Shabaab. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowlada & Kuwa AMISOM oo maanta gacanta ku dhigay dugsi ay kooxda Al-Shabab ilmo yaryar ku haysteen.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
K
ulan ay ku yeesheen Saraakiisha Sare ee Waaxda Pentagonka Mareykanka ayaa waxay go’aan ku gaareen in 8 ka mid ah Diyaaradaha yar yar ee aan Duuliuya laheyn lagu wareejiyo Ciidamada AMISOM gaar ahaanna Askarta Kenya ee ku sugan gudaha Soomaalia si ay u sii xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan Xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mareykanka oo shaaciyey in uu Ciidamada AMISOM siinayo diyaaradaha dagaalka ee aan Duuliyaha laheyn.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa degmada Caluula ku soo qabtay dooni hub iyo walxaha qarxa u sidday Xarakada Al-Shabaab kana timid dalka Yemen.
G/sare Max’ed Cali oo ah Taliyaha ciidamada ammaanka ee Dekadda magaalada Boosaaso Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Puntland oo qabatay Dooni la sheegay in ay hub u sidday Xarakada Al-Shabaab.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Filed under: Monitoring Desk | Comments Off on Protected: Bankigii Dahabshiil oo lajabsaday iyo Liiska dadkii lacagaha dhigtay (50-kun oo qof) oo internet-ka la soo dhigay
Posted on July 20, 2012 by SomaliSwiss
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has said it is satisfied with the firm commitment demonstrated by leaders of transitional federal institutions to end the transition period and usher in a more representative administration. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia in critical political stage – AU.
Posted on July 20, 2012 by SomaliSwiss
Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay bogga ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhawayn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Heesaha, M-Saadaq | Comments Off on DHEGAYSO NABI AMAAN IYO HEESAHA RAMADAANKA.
Posted on July 20, 2012 by SomaliSwiss
Warar aan ka helnay Puntland ayaa sheegaya in fanaanadda Caanka ah ee Saado Cali Warsame, ay 5:00 galabnimo ee waqtiga bariga Afrika ee maanta ku dhaawacantay shil Baabuur oo ka dhacay jidka u dhaxeeya Gaal-kacyo iyo Garoowe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Garoowe | Comments Off on Fanaanadda Saado Cali oo lagu daweynayo isbitaal ku yaal magaalada Garoowe, markii ay ku dhaawacantay shil Gaari.
Posted on July 20, 2012 by SomaliSwiss
Milkiilaha bar-kulanka Facebook oo lagu magacaabi jirey (Mark Zuckerberg) Wuu islaamay, sida ay sheegaayaan warbaahinta madaxa banaan ee Aduunka.
Ninkan dhalinyarada ah ayaa kadib markuu Islaamay waxaa uu magaciisa cusub ku badalay oo la baxay MARK ABU BAKAR. SOMALI AND ENGLISH Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Milkiilaha Facebook Mark Zuckerberg oo Islaamay.
Posted on July 20, 2012 by SomaliSwiss
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Shariif Shiiqunaa Maye ayaa ka codsaday Dadweynaha Soomaaliyeed inay kala shaqeeyaan laamaha amniga ee Dowladda sidii loo soo qabqaban lahaa Dambiileyaasha iyo Burcadda dhibaatooyinka joogtada ah ku haya Ummadda Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidamada Booliiska oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay gacan ka geystan sugidda ammaanka Dalka.
Posted on July 20, 2012 by SomaliSwiss
Kulan Warbixin loogu dhageysanayay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Xubnaha sar sare ee Xisbiga Hiil-Qaran ayaa 19-07-2012, ka dhacay Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, iyadoona Kulankaasi ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Xisbiga ee dalka Holland, Wakiilo ka tirsan Xisbiga, Aqoon yahano, iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay Kulankaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Holland | Comments Off on Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka digay dagaal markale ka Qarxa dalka Soomaaliya.
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss

Sheekh Shariif ayaa sheegay in aysan jirin wax deeq ah oo meel u taalla isaga dibad iyo gudaba, isagoo arrintaas ka hadlayana wuxuu sheegay in deyn lagu leeyahay oo aysan jirin lacag meel u taalla iyo guri dibada amaba gudaha uu ku leeyahay . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Sharif: Aniga Deeq meel iima taallo, Guri dibadda iyo gudahaba kuma lihi, waxaan deganahay Ijaar, deyn ayaa laygu leeyahay.
Posted on July 19, 2012 by SomaliSwiss
A leaked UN report on Somalia has alleged that much of the money received by the interim government has been frittered away.
The allegations of such high-level corruption have shocked many, with estimates that around 70% of money Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia: 10 things we’ve learnt this week.
You must be logged in to post a comment.