Posted on July 31, 2012 by SomaliSwiss
Allaha u naxariistee Majaajiliistihii weynaa ee Cabdi Jeylaani Malaaq (Marshaale) ayaa Caawa kooxo hubeysan oo dhagar qabayaal ah waxaa ay ku dileen magaalada Muqdisho. INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Allaha u naxariistee Majaajiliiste Marshaale oo ay caawa kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.
Posted on July 31, 2012 by SomaliSwiss
At least 18 people killed and scores displaced in clashes between two tribes in the country’s south, aid agency says. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ethiopia erupts in deadly ethnic violence.
Posted on July 31, 2012 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xuseen Carab Ciise oo wareysi siiyay qaar ka mid ah warbaahinra Muqdisho ayaa beeniyay in ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ay ku sugan yihiin qeybo ka mid ah dalka Soomaliya, wuxuuna arrintaas ku tilmaanay  been abuur, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga oo beeniyay in ciidamo ka socda Ingiriiska ay joogaan dalka Soomaaliya.
Posted on July 31, 2012 by SomaliSwiss
Ciidammo ka tirsan Xoogga Dalka ayaa la sheegay inay xalay dhac ballaarsan u geystay xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee G/Shabeellada hoose, hase yeeshee dhacan ayaa ku soo beegmaya  xilli oo shalay booqday degmadaas Madaxweynaha DKMG ah, islamarkaasna uu amar ku bixiyay in laga hortago falalka dhaca ah ee ay geysanayaan ciidamada dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar kamid ah ciidammada dowladda oo Xalay markale dhac ballaaran ka geystay magaalada Afgooye.
You must be logged in to post a comment.