Madaxweyne Sh. Shariif oo 10 Degmo oo cusub ku kordhiyey Gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe, Sh/Hoose iyo Jubada Hoose.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmad ayaa wareegtooyin uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay 10 degmo oo cusub, kuwaas oo lagu kordhiyay, degmooyinkii gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose iyo Jubada Hoose, waxayna kala yihiin degmooyinkaas cusub ee lamagacaabay sida soo socota:

HOOS AKHRI MAGACYADA 10-ka DEGMO IYO  WAREEGTOOYINKOODA

HADDII AAD DOONEYSO INAAD ARAGTO WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY DEGMO KASTA OO KA MID AH KUWA HOOSE RIIX MAGACA DEGMADAAS.

1: GOBOLKA HIIRAAN WAXAA LAGU KORDHIYEY 4 DEGMO

2: GOBOLKA SH/DHEXE WAXAA LAGU KORDHIYEY 2 DEGMO

3: GOBOLKA SH/HOOSE WAXAA LAGU KORDHIYEY 2 DEGMO

4: GOBOLKA J/HOOSE WAXAA LAGU KORDHIYEY 2 DEGMO

%d bloggers like this: