UPDF sends 3,200 more troops to Somalia.

The army has passed out a new battalion comprising of 3,237 specially trained troops for deployment against the al Qaeda-linked al-Shabaab terrorists in the war-torn Somalia. Continue reading

Where is Meles Zenawi? Ethiopians don’t know.

If you search for the name of Ethiopia’s prime minister, Meles Zenawi, on Twitter these days, you’ll see a flurry of incongruent postings: Meles is hospitalized in critical condition; he’s fine and returning to work; he died two weeks ago… Continue reading

Madaxweyne Sh. Shariif oo 10 Degmo oo cusub ku kordhiyey Gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe, Sh/Hoose iyo Jubada Hoose.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmad ayaa wareegtooyin uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay 10 degmo oo cusub, kuwaas oo lagu kordhiyay, degmooyinkii gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose iyo Jubada Hoose, waxayna kala yihiin degmooyinkaas cusub ee lamagacaabay sida soo socota:

HOOS AKHRI MAGACYADA 10-ka DEGMO IYO  WAREEGTOOYINKOODA Continue reading

Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u soo dirtay Markab sida qalab muhiim ah oo fududeynaya Hirgelinta Mashaariicda Hormarinta Soomaaliya.

Magaalada Mersin ee dalka Turkiga ayaa waxaa  ka dhacday Xaflad lagu sagoontinayo Markab siday shixnad lagu fulinaayo Mashaariicda Horumarinta Soomaaliya oo isugu jirta cunno iyo Alaabo kala du wan oo ay qeyb galeen Safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Mohamed Mursal Sheikh. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Shirkii Ansixinta Dastuurka Soomaaliya oo hakad shalay galay ka dib, Maanta dib u furmay.

Sida aad la socotaan waxaa shalay hakad galay Shirkii ansixinta dastuurka Soomaaliya hase yeeshee waxaa lagu soo warramayaa in maanta dib uga billaabmay magaalada Muqdisho, taasoo uu wasiirka dastuurku ku sheegay inay ahayd cillad farsamo oo dhinaca kambiyuutarrada ah. Continue reading

Calankii Soomaaliya wuu kasoo dhax Muuqday London Games 2012, balse Cabdi Bile maxaa loo ceebeeyay?.

Waxa ay aheyd Habeen ay si weyn u wada sugayeen Shacabka Soomaaliyeed in uu Calankooda Buluuga ah kasoo dhex Muuqdo Tuulada Ciyaaraha Olompikada ee London Olompic Games 2012. DAAWO SOMALI TEAM FULL VIDEO Continue reading

Xusuusta Maanta oo kale 2011: Al-Shabaab oo lagala wareegay Xararyaalle, Siinaay,Suuq Bacaad, Wardhiigley, Yaaqshiid iyo qeybo kale ..

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: