Qaar ka mid ah maamulka sare ee warbaahinta Radiyaha iyo Webka SomaliSwiss Media ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, si ay u qiimeeyaan jawiga guud ee caasimadda iyo waxa iska bedelay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, villigaas oo ay sidoo kale booqdeen koox saxafiyiin ka socotay SomaliSwiss Website. HOOS KA DAAWO MUUQAALADA MUQDISHO.
Kooxda hadda booqashada ku tagtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayuu hogaaminayaa Mustaf Goobdoon oo ka mid ah madaxda sare ee Qeybta Radiyaha ee warbaahinta SomaliSwiss, waxaana socdaalkiisa ku wehliya 3 weriye oo iyaguna ka tirsan SomaliSwiss Media, waxayna Muqdisho ka soo duubi doonaan muuqaalladii ugu dambeeyay iyo isbedelada lataaban karo ee Muqdisho, gaar ahaan 6-dii bilood ee ugu dambeysay.
DAAWO QEYB YAR OO KA MID AH MUQDISHO, WAXAAN DHOWAAN IDIIN SOO GUDBINAYNAA MUUQAALADII UGU DAMBEEYAY EE QEYBAHA MUQDISHO, HADDII ALLE OGOLAADO.
[blip.tv http://blip.tv/play/AYL_kiQC width=”480″ height=”340″]
HALKAAN HOOSE DAAWO WAA MUUQAALADII MUQDISHO EE LIX BILOOD KA HOR MARKII AAN BOOQANNAY.
Muuqaalka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho… Haddii aad ka degto ama ka dhoofi laheyd. February 14, 2012
DAAWO QEYBTA-1-aad: GAROONKA DIYAARADAHA IYO MEELAHA U DHOW
[blip.tv http://blip.tv/play/h5NoguvDDwA width=”480″ height=”340″]———————————————————————————-
DAAWO QEYBTA-2-aad EE DEGMOOYINKA MUQDISHO
VIDEO IDIN XIISA GELINAYA
[blip.tv http://blip.tv/play/h5NoguycUAA width=”480″ height=”340″]————————————————————-
DAAWO QEYBTA-3-aad EE DEGMOOYINKA MUQDISHO
HALKAAN KA DAAWO      [blip.tv http://blip.tv/play/h5Nogu3kaAA width=”480″ height=”340″]
————————————————————-
DAAWO QEYBTA-4-aad EE DEGMOOYINKA MUQDISHO
[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nogu70HgA width=”480″ height=”340″]SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.