Qarammada Midoobay oo u hanjabtay ciddii is hortaagta Geedi socodka nabadda Soomaaliya.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay shirweynaha ansixinta dastuurka ee shalay oo Arbaco ahayd ka furmay Muqdisho, waxay caddeeyeen inay tallaabo ka qaadi doonaan shaqsiyaadka caqabadda ku ah nabadda, ammaanka iyo deggenahaashaha Soomaaliya, xitaa haddii laga gudbo xilliga KMG ah. Continue reading

Bulshada G/Banaadir oo Dibadbax ballaaran ku taageeray shirka ansixinta Dastuurka ee ka socda Muqdisho

Bulshada G/Banaadir ayaa maanta Dibadbax ballaaran ku taageeray shirka ansixinta Dastuurka ee  ka socda magaalada Muqdisho, Dibadbax ballaaran aya la sheegay inay ka qeybgaleen Kummannaan dadweyne ah, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo ay ku taageerayaan ansixinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya uu yeelanayo. Continue reading

Mareykanka oo soo dhaweeyay shirka ansixinta Dastuurka Soomaaliya, kuna tilmaamay tilaabo hore loo qaaday.

Wasaaradda arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweeysay shirka shalay ka furmay magaalada Muqdisho ee lagu  ansixinayo Dastuurka.

wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka soo saartay War qoraal ah oo loogu hadlaayo  shirka ergada ansixinta Dastuurka oo shalay ka furmay Muqdisho Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: