Golaha Amaanka ee Q/M oo dhuuxaya warbixintii Musuq maasuqa madaxda Soomaaliya iyo waxa laga yeelayo.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kooban uga dooday maanta warbixin ay soo diyaariyeen guddiga la socodka arrimaha amaanka iyo cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo ku eedeysay madaxda dowladda KMG ah inay lunsadeen dhaqaale loogu deeqay dalka Soomaaliya. Continue reading

Sh. C/ Xakiim Sh. Cali Suufi oo MuxaadaroTaxane ah ka bilaabay Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich Switzerland.

Waxaa maalmahan ka socday Masjidka Turkiga ee Magaalada Zürich barnaamijyo Diini ah iyo Muxaadarooyin waxtar u leh Jaaliyadda Soomaalida ee Muslamiinta ah ee ku dhaqan Kanton Zürich, waxaana Muxaadaradaas bixinayey  C/xakiim Sh. Cali Suufi oo Sanadkasta yimaada dalka Switzerland, gaar ahaan  Zürich. Continue reading

Q/M oo Mareykanka ku eedeysay in Diyaaradaha duuliye la’aanta ah carqalad ku yihiin Hawada Soomaaliya.

Warbixin ay soo diyaariyeen guddi gaar ah oo ka tirsan Q,M  ayaa waxay ku sheegeen in diyaaradaha dagaalka ee kaligood is wada ee Maraykanku leeyahay ay carqalad ku noqdeen hawada Soomaaliya isla markaana ay qal qaliyeen diyaaradaha kale ee isticmaala hawada. Continue reading

Shirkii Ergada Dastuurka Ansixineysay oo maanta furmay iyo khudbado halkaas laga jeediyay.

Waxaa Maanta soo gaaray Xarunta ay ku shirsan yihiin ergada ansixin doonta dastuurka qabyada ah ee ka socdo School Polizio, Masuuliyiin fara badan oo isugu jiray Soomaali iyo Ajnabi, kuwaas oo halkaas ka jeediyay qudbado.

DHEGAYSO KHUDBADDII SH. SHARIIF KA JEEDIYAY. Continue reading

WAA SIDEE XAALADDA NOLOLEED IYO TAN WAXBARASHO EE ARDAYDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIGA

Maxaad kala socotaa ama ka maqashay xaaladda nololeed iyo midda wax barasho ee Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax- barashada loogu qaaday, Sidee loola dhaqmaa?  Maxay cunaan, Maxay bartaan, Maxaa ka maqan oo ay dareemayaan, mise jiraan dhibaatooyin haysta oo ay fahamsan yihiin?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA IYO WAREYSIGA ARDAYDAAS IYO VIDEO DHEER OO LAGA SOO DUUBAY. Continue reading

%d bloggers like this: