Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Meles Zenawi, the Ethiopian prime minister, is in a “critical” condition in hospital in Brussels and may not survive, according to diplomatic sources. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Meles Zenawi, Ethiopian prime minister, ‘critical’ in Brussels hospital.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
MOGADISHU — The head of Somalia’s corruption-riddled government said Monday he expects to be re-selected as president of the war-torn Horn of Africa nation when his current mandate expires next month. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somali president ‘very confident’ of new term.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xaamud ayaa saxaafadda u sheegay in Taliska Ciidamada AMISOM ay diyaariyeen ciidammadii ilaalin lahaa goobta uu ka dhacayo shirka lagu ansixinayo dastuurka, sidoo kalena ay ilaalin doonaan goobaha kale ee shirarka lagu qabanayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka ciidamada AMISOM oo sheegay in Taliska Amisom ay diyaariyeen ciidammadii sugi lahaa amniga Shirka Ansixinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan mushahar iyo qalab ciidan ay siin doonto ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe, kadib markii maamulka Ahlu Sunna ay ku biireen dowladda, halkii ay markii hore ka ahaayeen urur madax banaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb oo sheegay in dowladda KMG ah ay siin doonto dhawaan mushaar joogta ah ciidamadii la qarameeyey ee Ahlu Sunna.
Posted on July 24, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. Augstina Mahiga, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa shalay kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mahiga iyo Ra’isal wasaaraha oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka.
You must be logged in to post a comment.