Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Cusbitaalada Caruurta ee magaalada Zürich ee dalka Switzerland ayaa talo ku soo jeediyey in aan la gudin ilmaha yar yar ee wiilasha dalkaas ku dhasha.
Waxay ku taliyeen in Baarlamaanku arrintaas qiimeeyo, isla markaana loo qaado go’aan la mid ah mid ay hore u gaartey dowladda Jarmalka oo sheegayay in aan la Gudi karin ilmaga Gabar iyo Wiil midkii uu noqdaba, taas oo ka Careeysiisay Jaaliyadaha Muslimiinta ah iyo kuwa Yuhuuda ee ku dhaqan dalka Switzerland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Zurich Swiss | Comments Off on Cusbitaalada Caruurta Switzerland oo olole ugu jira sharci laga soo saaro inaan Wiilasha lagudin dalkaas.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa maanta gudaha u galay Dugsi ama Mowlac ay ka buuxaan ilmo yaryar oo lugaha looga xiray Silsilado, oo ku yaala xaafadda Waxar Cadde ee degmada Huriwaa, kaas oo lagu sheegay in ay gacanta ku hayaan kooxa Al-Shabaab. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowlada & Kuwa AMISOM oo maanta gacanta ku dhigay dugsi ay kooxda Al-Shabab ilmo yaryar ku haysteen.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
K
ulan ay ku yeesheen Saraakiisha Sare ee Waaxda Pentagonka Mareykanka ayaa waxay go’aan ku gaareen in 8 ka mid ah Diyaaradaha yar yar ee aan Duuliuya laheyn lagu wareejiyo Ciidamada AMISOM gaar ahaanna Askarta Kenya ee ku sugan gudaha Soomaalia si ay u sii xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan Xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mareykanka oo shaaciyey in uu Ciidamada AMISOM siinayo diyaaradaha dagaalka ee aan Duuliyaha laheyn.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa degmada Caluula ku soo qabtay dooni hub iyo walxaha qarxa u sidday Xarakada Al-Shabaab kana timid dalka Yemen.
G/sare Max’ed Cali oo ah Taliyaha ciidamada ammaanka ee Dekadda magaalada Boosaaso Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Puntland oo qabatay Dooni la sheegay in ay hub u sidday Xarakada Al-Shabaab.
Posted on July 21, 2012 by SomaliSwiss
Filed under: Monitoring Desk | Comments Off on Protected: Bankigii Dahabshiil oo lajabsaday iyo Liiska dadkii lacagaha dhigtay (50-kun oo qof) oo internet-ka la soo dhigay