Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay bogga ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhawayn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA.
Magaca Heesta                         Cidda ku luqeysay
Marxab Marxab Yaa Ramadaan KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | Abwaan Xasan Sheikh Muunin (AUN) |
Intaa Raacday Nabigee KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | Xaliima Khaliif Cumar – Magool (AUN) |
Afuraanu idiin Niri KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Axmed Inshaar Cabdi – Olol (AUN) |
Axdigii Gudatee Afuraay KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Siciid Mire Xeydar (AUN) |
Allaahuma Sallii Wa salim KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Abwaan Xadraawi & Kooxda Iftin |
Marxab marxab Yaa Ramadaan KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN) |
Muxamad yaa Muxamad KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Faaduma Qaasim Hilowle |
Waa bishii Sameydee Sooma Ramadaanka KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Hibo Maxamed Guddoon (Hibo Nuura) |
Wadac Wadac Yaa Ramadaan KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Abwaan Xasan Sheikh Muumin (AUN) |
Rabbanaa Astajib Ducaanaa KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Xaliima Muuse Macalim-Milano(AUN) & Maxamed Baafa Cali |
Bisha Soon xurmeeyo nafta xakameeyoo KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Hobollada waaberi |
Cuna cuna cuna Caba oo Cuna KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | Hablaha Hobollada waaberi Hargeysa |
Muxammad Yaa Rasuul Allaah KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | Shiikh Shiiraan Shiidaad Muraad |
Sooma Ramadaanka KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | Maryan Mursal Ciise |
War ha la Soomo KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | |
Ilaahiisa Nabigii Arkow Muxamad-csw KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX |
Axmadey Abubakar iyo Hablaha |
Alahayoow Nabigeenna Gaarsii KU DHAGEYSO AALADA KALE HALKAN RIIX | Â Xertii Dandaawi |
NAGA RAALLI NOQDA HADDII XOGTA KU QORAN SUUGAANTA QAAR AY QALAD NOQOTO, WAAN HUBINAYNAA WIXII QALAD AH, FADLAN NAGU CAAWI HADDII AY JIRAAN WAX AAN QALDNAY OO AAD ARAGTO, WAAN SIXI DOONAA HADDII ALLE OGOLAADO. MAHADSANIDIIN RAMADAAN KARIIM
You must be logged in to post a comment.