Ra’isal Wasaaraha KMG Soomaaliya oo maanta booqday Xarunta uu Shirka uga socdo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

Ra’isal Wasaaraha KMG Somaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada iyo Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee QM. Mr Peter Declerq ayaa maanta ku booqday Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed xarunta uu shirku uga socdo ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA

%d bloggers like this: