Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha oo Dagmooyin loogu Aqoonsaday deegaanno ka tirsan gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa dagmooyin loogu aqoonsaday deegaanno ka tirsan gobollada Hiiraan, Sh/Hoose, Sh/Dhexe iyo J/Hoose. HOOS KA AKHRI MAGACYADA DEGMOOYINKA

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmad ayaa wareegtooyin uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay 10 degmo oo cusub, kuwaas oo lagu kordhiyay, degmooyinkii gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose iyo Jubada Hoose, waxayna kala yihiin degmooyinkaas cusub ee lamagacaabay sida soo socota:

HOOS AKHRI MAGACYADA 10-ka DEGMO IYO  WAREEGTOOYINKOODA

HADDII AAD DOONEYSO INAAD ARAGTO WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY DEGMO KASTA OO KA MID AH KUWA HOOSE RIIX MAGACA DEGMADAAS.

1: GOBOLKA HIIRAAN WAXAA LAGU KORDHIYEY 4 DEGMO

2: GOBOLKA SH/DHEXE WAXAA LAGU KORDHIYEY 2 DEGMO

3: GOBOLKA SH/HOOSE WAXAA LAGU KORDHIYEY 2 DEGMO

4: GOBOLKA J/HOOSE WAXAA LAGU KORDHIYEY 2 DEGMO

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: