Dhammaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee ku dhaqan dalka Switzerland waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Umadda Soomaaliyeed, Ehelladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdi Garweyne oo Saakay lagu dilay magaalada Muqdisho, iyadoo walxaha Qarax loo geliyey Gaari uu lahaa, waxayna Jaaliyadda Gaaljecel ee dalka Switzerland Alle uga baryayaan inuu Jannadii Fardowsa ka waraabsho, waxayna leeyihiin Xaaskii iyo caruurtii uu ka tegay iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.
SomaliSwiss    Zürich
Filed under: Zurich Swiss |
You must be logged in to post a comment.